Dil maanta ka dhacay Muqdisho iyo ninkii ka dambeeyay oo gacanta lagu soo dhigay

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa maanta xaafada Gaheyr ee degmada Dayniile waxa ay ku dileen askari katirsanaa ciidanka Milatariga Soomaaliya xili uu geed hoos jiifay isaga oon wax hub ah wadan. Labo nin oo biskoolado ku hubeesnaa ayaa la sheegay in ay fuliyeen dilka loo geestay askari katirsanaa ciidanka dowlada, waxaana raga hubeesan goobta uga … Continue reading Dil maanta ka dhacay Muqdisho iyo ninkii ka dambeeyay oo gacanta lagu soo dhigay